Waxaan doonaynaa jawaab-celintaada!

Ogeysiiska Asturnaanta:

Macluumaadka lagu sheego sahankan ayaa waxaa loo tixgelinayaa in uu yahay diiwaan guud waxaa uu ku khasbanaan karaa shaacin guud. Si aad u hesho macluumaad dheeraad ah, eeg Xeerka Diiwaannada Guud, RCW Cutubkiisa 42.56. Si aad u oggaato wax badan oo ku saabsan sida loo maareeyo macluumaadkaaga, eeg Bayaankeenna Asturnaanta. (http://www.seattle.gov/privacy)

Dadka u socdaalaya iyo kuwa ku dhex soconaya gudaha magaalada hoose ayaa waxaa ay ahayd in ay ku sameeyaan tiro wax-ka-beddel ah iyo isbeddelo waaweyn nidaamkeenna gaadiidka.

Fadlan naga caawi fahamka sida aad ku hesho macluumaadka taraafikada iyo isbeddellada aad ku sameysay sida aad u gaarto.

Tani ayaa waxaa ay kugu qaadaneysaa dhowr daqiiqo oo kaliya jawaab-celintaadana waxaa ay naga caawinaysaa sii wanaajinta sida dhammaanteennu aannu u qorsheyno oo aan ugu diyaar-garowno isbeddellada gaadiidka mustaqbalka ee magaalada hoose ee Seattle.

Question Title

* 1. Caadi ahaan sideed ku oggaataa xaaladaha socdaalka ee hadda ka jira magaalada hoose ee Seattle? (dooro dhammaan kuwa ku habboon)

Question Title

* 2. Sidee bey kuu ahayd socdaalka magaalada hoose ee Seattle?

Question Title

* 3. Wax ka mid ah mashaariicdan gaadiidka ee soo socda miyay saameeyeen safaradaada (waqtiyo safar dheer ama gaaban, meelo basaska ay istaagaan oo cusub ama goobaha la maro, iwm.?)

Question Title

* 4. Iyada oo sabab u ah SR 99 Isku-ciriirinta Seattle, wax maka beddeshay qayb ka mid ah hab-dhaqankaaga socdaalka (ku socdaaley hab kale, waqti kale oo maalintii ah, meel fog ka soo shaqeeyay, iwm.)?

Question Title

* 5. Haddii ay haa tahay, waa kuwee istiraatiijiyadaha socdaalka ee aad in badan adeegsato maanta marka la eego kuwa aad isticmaali jirtay? (dooro dhammaan kuwa ku habboon)

Question Title

* 6. Halkeed ka heshaa macluumaadka ku saabsan saameynta taraafikada iyo ikhtiyaarrada socdaalka?

Question Title

* 7. Waa maxay fikradahaaga ku aaddan sidii aan gacan ugu geysan lahayn sii wanaajinta sida aad hadda ku tagto oo ku dhex marto gudaha magaalada hoose ee Seattle?

Question Title

* 8. Wax badan oo dheeraad ah nooga sheeg naftaada! Bixinta macluumaadka hoose waa khiyaari, balse waxa aad wadaagto waxaa ay nagu caawin doonaan fahamka cidda ka qaybgashey sahankan gaaban.

Question Title

* 9. Waa maxay jinsigaaga?

Question Title

* 10. Waa maxay da'da aad hadda jirto?

Question Title

* 11. Waa maxay dakhliga guud ee qoyskaaga?

T